Maxamuud Maxamed Cali, oo ah soddon jir reer Kiiniya ah asalkiisuna Soomaali yahay, weli si jujuub ah ayuu u maqan yahay tan iyo markii ciidanka Kiiniya ay ka qabteen goob ganacsi oo ku taalla Jidka No. 6 ee xaafadda Islii ee bariga caasimadda Nayroobi.