Skip to main content

  • facebook
  • x
  • tiktok
  • instagram
  • linkedin
  • youtube
  • whatsapp
jok

Jok Madut Jok

Jok Madut Jok waa barofeesar antaraboolaji oo ka tirsan Jaamacadda Syracuse oo ku cilmibaadho amniga, maamulka dawladnimo, dimuqraadiyadda iyo horumarka waddamada Soodaan iyo Soodaanta Koonfureed. Waxa lagala socon karaa barta X/Twitter. 

Articles by the Author

Faaqidaad |
Dadweynaha Soodaanta Koonfureed way u halgameen in ay ka xoroobaan Soodaan, balse madaxdooda oo luggoysay iyo kalaqaybsanaan qoomiyadeed ayaa wiiqaya qarannimo loo dhiso dalkan Afrika ugu da’da yar. Caadi bay iska noqotay in la maqlo reer Soodaanta Koonfureed oo iska ciilkaanbinaya…

Subscribe to Category Page