Saturday 13 June 2026
John Johnson waa cilmibaadhe iyo qoraa in muddo ah ku soo dhex jiray dersidda iyo baridda culuunta iyo suugaanta Soomaalida. Buugaggiisa caanka noqday waxa ka mid ah Heellooy Heelleellooy oo uu muusigga Soomaalida ku eegayo.