Sannadkan 2025 waxa dhacay wax aysan cidina sii saadaalin. Maraykanku waxa uu gebi ahaanba ka baxay masraxa ay dawladdaha caalamku ku tartamaan ee gargaar bixinta, deeqaha ama si kale waxa loogu yeedho caawimada dibadda. Maamulka Madaxweyne Trump waxa uu hakiyay in ka badan 40 bilyan oo doollar oo…