Wednesday 10 June 2026
Ibraahim Maxamed waa dhaqaaleyahan. Shaqadiisu waxa ay diiradda saartaa maamul-wanaagga, dimuqraadiyadda, siyaasadda dhaqaalaha, iyo horumarinta gobolka Geeska Afrika. Waxa lagala xidhiidhi karaa bartiisa Twitter/X: @IbraM2035.