Skip to main content

Friday 17 April 2026

  • facebook
  • x
  • tiktok
  • instagram
  • linkedin
  • youtube
  • whatsapp
Ibraahim

Ibraahim Iman

Turjubaan, qoraa iyo arday ka dhigta Kasmanafeedda Jaamacadda IMSIU, X/Twitter.

Articles by the Author

Masrax |
Markii ugu horraysay ee aan boostarka filinkan, The Iron Claw (2023), arkay danayn sidaas ah ma siin oo durtadiiba waan iska dhaafay, laba sababoodba awgood: in inanta Soomaaliyeed ee boggeeda Tiwiitarka soo dhigtay boostarka filinkan ay ku soo dul qortay eray kooban oo aan af…

Feker |
Curis cilmiyeedka Dr. Mark L. Ruffalo ee ku saabsan masayrka, si gaar ah dadyawga qaba Jirrada Shakhsiyadeed ee Seeragoyska ah ama Shakhsiyadaha aan Caaddifad ahaan Deganayn (Boderline Personaltiy Disoder), kolkii aan akhriyay waxa aan isweydiiyay oo aad uga fekeray heer intee leeg bay Soomaalidu…

Dhaqan |
Waxa qortay Juuliya Jaamac, waxaana lagu faafiyay The Guardian. 28/5/2023. Waxa Meey 29, 2023 Geeska u turjumay Ibraahin Ayman. Ninkaygii, Ibraahin Jaamac, oo ku dhintay 72 jir, waxa uu naftiisa u hibeeyay si uu ugu ololeeyo dalkiisii hooyo—Somaliland—in uu aqoonsi…

Buug |
“Qofina kama tago gurigiisa, ilaa gurigaasi noqdo af Libaax-badeed.” —Warsan Shire, maansada Home Galbeedka, siiba UK iyo USA, waxa ka socda dhaqdhaqaaq xooggan oo lid ku ah qaxoontiga, tahriibayaasha iyo soogalootiga kaas oo gaadhay heer dadka qaar dhahaan waxa uu samada ku sii shareeray…

Subscribe to Category Page