Skip to main content

Sunday 19 April 2026

  • facebook
  • x
  • tiktok
  • instagram
  • linkedin
  • youtube
  • whatsapp
Ibraahim Cusmaan Qaloombi

Ibraahim Cusmaan

Maansayahan afka Ingiriisiga ku maansooda, oo xiiseeya fanka, dhaqanka iyo muusigga. Kala soco Wordpress.

Articles by the Author

Waraysi |
Fannaanka Soomaaliga ah ee Mustafe Saciid ayaa kala sheekaystay Geeska sida shaqooyinkiisu u weeleeyaan haybta Soomaalida, isagoo isku ladha agabka hiddaha iyo qaababka fanka shacbiga ah ee casriga ah (pop culture) si uu u dhaliyo dood daaran hiddaha iyo casriyawga. …

Fan |
Haddii inta aad yuutuubka gasho, “Hibotep” ku qorto kadibna natiijooyinka kuu soo baxa mid ka mid ah ku dhufato, wax yar kadib waxa aad is arki doontaa adigoo ku dhex lunsan codadka iyo muuqaalka hortaada ka daaran. Muuqalladu waxay u badan yihiin meelo magaalada ka baxsan, ama meelo u eg warshad…

Sida noole kasta oo dhulkan ku nool, aadamigu sinaba ugama madax bannaanaan karo saamaynta deegaankiisa iyo xilligiisa. Saamayntaasi, ha muuqato ama yaanay muuqan e, ma aha mid ku kooban jidhkiisa oo kali ah, balse waa mid qayb libaax ku leh qaabaynta habdhaqankiisa guud ahaaaneed iyo waliba wax…

Subscribe to Category Page