Waraysi
Gerrit Wustmann
|
Hordhaca Turjumaanka:
Maansadu waa dhaxal laga dheehdo hab-fekerka bulshada, iyo noloshooda dhaqan, siyaasadeed iyo dhaqaale. Maansadu waa humaag samayn. Maansayahanku, isagoo ka warramaya arrin siyaasadeed ama jacayl, waxa uu maansadiisa ku soo gudbiyaa waxyaabaha quruxda iyo qaayaha ugu astaysan…