Gerard A. Akindes waa xeeldheere ka shaqeeya cilmi-baadhista iyo maamulka ciyaaraha. Waxa uu sidoo kale bare kaaliye ka yahay Jaamacadda Northwestern ee Qadar iyo Jaamacadda New York.
Kubbadda cagta ee Afrika ma aha uun keliya ciyaar, ee waa xirfad sidda riyooyin iyo sheekooyin ka tarjumaya filashooyinkii gumaysiga ka dib. Waa sawir laga dheehdo la falgalka qaaradda ee hantigoosadka caalamiga ah oo caqabado badani ku gadaaman yihiin. Laga soo bilaabo kolkii gumaysigu soo galay…