Faysal Jaamac waa qoraa. Wuxu ka hawlgalaa Jaamacadda Hargeysa oo uu maamule ka yahay Xarunta Kalageddisnaanta Noolaha oo ay gacanta ku hayso Somaliland Biodiversity foundation, wuxuuna sidoo kale Jaamacadda ka bixiyaa casharrada abla’ablaynta dhirta. Buugga ay isaga iyo aqoonyahannada kale wada qoreen ee Hordhac ku saabsan dhirta ka baxda badhtamaha Soomaalilaand wuxuu soo baxay 2024.
Waa sannado hore oo tegay. Xilliyo kala duwan oo kala dambeeyey laba dhacdo oo xanuunkooda iyo damqashadooda leh ayaa gobolka Afrikada Bari kaga habsaday laba hablood oo curdin iyo ubax ahaa oo isla gobolka u dhashay kuwaas oo beri dambe taariikhdii ay soo mareen ka qoray laba buug oo malab ka…