Muddo ka badan labaatan saacadood ayaa ay caasimadda Soomaaliya ee Muqdisho ku jirtay qas, oo uu ka socday dagaal la is weydaarsanayey madaafiic iyo hubka culus, una dhexeeyey Xukuumadda Federaalka iyo hoggaanka mucaaradka, arrinkan oo keenay in gebi ahaan dhaqdhaqaaqii magaaladu istaago.
Muddo…

Baatrik Gataara waxa uu siyaasadda reer galbeedka wax uga qoraa siday reer galbeedku wax uga qoraan dalalka Afrika iyo Eeshiya. Uga-jeedadiisuna waxay tahay in uu inagu dhiiriyo ka fiirsiga luuqada aynnu adeegsanayno iyo in aynnu ku baraarrugno fikirka hoos u dhiga ah ee ku duugan.
Kolkii ay…

Warqad ay dhawaan daabaceen, koox cilmibaadhayaal ah ayaa waxa ay ku dooddeen in isbaarooyinka Soomaaliya ay ina siinayaan fursad aan ugu kuurgalno ugana fekerno sida iyo sababta ay beelaha Soomaalidu dhul u sheegtaan, waa lafagur cusub oo muhiim ah, taas oo dib u eegaysa sida aan uga fekerno…

Ka dib markii ay soo baxeen warbixinno ku magacaabay Cabdiqaadir Muumin in uu yahay hogaamiyaha caalamiga ah ee Daacish (ISIS), Geesku waxa uu Christopher Anzalone oo ah khabiir ku xeeldheer ururrada argagaxisadda, ka warraystay saamaynta sii kordhaysa ee Daacishta Soomaaliya ku leedahay shabakada…