Saturday 19 April 2025
Faa'is Axmed Faa'is (1911–1984) wuxuu ka mid yahay, haddaanuba ugu mudnayn, abwaannada casriga ah ee Af Urduuga ku maansooda ama wax ku qora kuwoodii ugu tayada sarreeyay.