Laga soo bilaabo markii aadamuhu dhagaxa u adeegsaday in uu isku difaaco ama uu ul ku ugaadhsado bakaylaha, waxa lagu baraarugay suuragalnimada in agabka innagu hareeraysan laga samayn karo hub, waxaana bilaabmay sooyaalka dheer ee hubka. Waa sooyaal laba weji leh; horumar iyo isbeddel, dhinaca…

Qofku marka uu u kala socdaalayo laba dal, badanka waxa uu isku sarrifaa lacagaha labadaas dal; ka uu ka baxayo iyo ka uu ku socdo. Inta badanna waxa jira qaddar kayd u ah oo uu ugu talogalay xaaladaha degdegga ah. Badanka kaydkaas waxa uu ku haystaa lacag caalami ah oo meel kasta lagu sarrifi…