Baaqii Maxkamadda Caddaaladda ee Caalamiga ahi ka soo saartay soo qabashada Benyamin Netanyahu iyo Wasiirkii Difaaca ee Yoav Gallant waxa uu dunida ku soo dabbaalay miyirqab iyo dheellitir, ugu yaraanna waxa uu muujiyey in dunidu aanay isku raaci karin xaglinta faraha ka baxday

Warbixin lagu qoray wargeyska Biritan ee Financial Times ayaa aad loogu faahfaahiyey qaababka sirdoonka Israa’iil u jabsadeen xogta ururka Xisbullaah, oo ururkan ku sababay khasaare weyn oo aanu si fudud uga soo kaban karin.