Skip to main content

Tuesday 9 December 2025

  • facebook
  • x
  • tiktok
  • instagram
  • linkedin
  • youtube
  • whatsapp
عمر كوش

Cumar Kuush

Qoraa

Articles by the Author

Buug |
Mufakeriin iyo falaasifo badan baa wax ka qoray kacdoonnada xilligan casriga ah, haddana kacdoonku waa mid ka mid ah qaddiyadaha la isugu maandhaafka badan yahay, ee doodaha badani ka dhashaan, sababtuna waa dhinacyada iyo xaglaha kala duwan ee laga istaago fahankiisa, heer feker ama heerka waaqica…

Feker |
Qaar ka mid ah mustashriqiinta iyo taariikhyahannada reer Galbeedku waxa ay isku dayaan in ay meel mariyaan hadallo barkumataal ah oo ku saabsan Bariga Dhexe; sooyaalkiisa iyo bulshooyinkiisaba, hadalladaasna u ekaysiiyaan cilmibaadhisyo aqoon laga korodhsanayo. Isku daygoodu waxa uu koobsanayaa…

Falsafadyahankii Socrates waxa laga weriyaa hadal caanbaxay oo ah: “Waxa kaliya ee aan ogahay waa in aanan waxba aqoon”. Waa hadal uu ugu quusgoynayo sheegashada aqoonta, oo ku caddaynayo in sheegashadaas lafteedu tahay salka aqoondarrada. Waxa kale oo laga hayaa “Naftaada isbar”. Waxa uu…

Ka dib markii ay horumareen diraasadaha gumaysiga iyo aragtiyahoodu, waxa hanaqaaday fahanka ka xarroobidda gumaysiga, waxaana loo sameeyey gundhig cusub oo koobsanaya arrimaha bulsho, dhaqan iyo dhaqaale ee dalalkii ka xorroobay gumaysiga. Waa kacdoon isku dayay in uu meesha ka saaro…

Subscribe to Category Page