Skip to main content

Sunday 16 November 2025

  • facebook
  • x
  • tiktok
  • instagram
  • linkedin
  • youtube
  • whatsapp
Photo

Cumar Degan

Cumar degan waa injineer-dhisme, qoraa, iyo aqoonyahan Soomaali asal Talyaani ah. Sannadkii 2020-kii, waxa uu daabacay buugga “Muqdisho iyadoo indhaha injineer-dhisme laga eegayo.” Waa aasaasaha iyo gudoomiyaha DO Architecture Group. waxaa lagala socon karaa bartiisa X

Articles by the Author

Aragti |
Muqdisho waa magaalo waligeedba la jaanqaadi jirtay nashqadda guryo dhiska ee markaa adduunka ka socota, waa magaalo dhismayaasheeda ay saamayn ku leeyihiin Sawaaxiliga ilaa Talyaaniga iyo markii danbe oo ay qaadatay nashqadaha casriga ah ee deegaannada dhulbadhaha kulaala. Balse, dhawaanahan waxaa…

Subscribe to Category Page