Cumar Degan waa architect Soomaali-Talyaani ah, waa qoraa iyo akaademig. 2020 ayuu soosaaray buug uu ugu wanqalay Mogadishu through the eyes of an architect. Waa aasaasaha shirkadda dhismaha ee DO Architecture Group. Waxaa laga la socon karaa X/Twitter.