Skip to main content

Thursday 5 December 2024

  • facebook
  • x
  • tiktok
  • instagram
  • linkedin
Casmi

Casmi Bishaara

Casmi Bishaara, waa qoraa iyo mufaker reer Falastiin ah. Waa maamulaha xarrunta cilmibaadhista ee “Arab Center for Research and Policy Studies”.

Articles by the Author

Aragti |
Dhimashadii Yaxye Sinwaar ka dib, waxa faafay isbarbardhigga la xidhiidha sida sooyaalka halgamaagu uga dhex samaysmo sawirka laga arko gebagebada nolosha halgamaagaas.

Feker |
Hadal uu qoraagu maalmo ka hor qoray ayaa baraha bulshada ka dhex dhaliyey dood, biyadhaceeduna ahaa marka garabsiinta xadgudubku ka dhalato anshax darro, ee aanay ka iman jahli ama ismaandhaaf, markaas oo kale, in qofka xadgudubka garabka siinaya lagula doodo caddaymo

Samaysanka dawladnimadu waxay keentay hab looga horumaro qaabkii ay bulshadu u qaabaysneyd dawladnimada ka hor, taas oo koobsanaysa dhan bulsheed, dhaqaale, iyo dhan siyaasadeed. Qodobbada udubdhexaadka u ahaa isbeddelkan waxaa ugu muhiimsan; 

Maqaalkani waxa uu dul istaagayaa dhaqanka qaar ka mid ah mucaaridka dhaliila siyaasadda nidaamka jira ee ay mucaaridka ku yihiin, kuna dooda in tallaabooyin nidaamka ama xukuumadda jirtaa qaadayso aanu isla nidaamka dan u ahayn.

Subscribe to Category Page