Karl Marx waxa uu ahaa faylasuuf, dhaqaaleyahan, iyo mufakir bulsho oo saameyn aan la qiyaasi karin ku yeeshay isbeddellada taariikheed, dhaqaale, iyo siyaasadeed ee dunida labadii qarni ee la soo dhaafay. Iyada oo la xusayo sannad-guuradii 200-aad ee dhalashadiisa iyo in ka badan 150 sano ka dib…

Nidaamka dhaqaale ee caalamiga ah, oo ah mid si weyn ugu dhisan nidaamka hantigoosadka, waxa uu la daalaa-dhacayaa dhibaatooyin ragaadiyey oo salka ku haya hab-dhaqanka maaliyadeed ee ku dhisan amaahda iyo dulsaarka. Haddaba, si aynu tafkiik qoto-dheer ugu samayno hoobadka dhaqaale ee dunida ku…