Qormadan waxaa laga soo turjumey halkan, waxaana soo turjumey Shucayb dheeg.
Dood maanseeddii Deelley iyo waayihii ay daaranayd (1979- 1980)
Ka dib dagaalkii Ogaadeeniya ee sannadkii 1977-kii Soomaaliya iyo Itoobiya dhexmaray, iyo ka dib isku daygii afgambi ee 1978-kii, xaaladda siyaasadeed ee…

Waxa aan isku dayi doonaa in aan warqaddan daaha kaga qaado xidhiidhka iskeensasho iyo isgo'aamineed ee ka dhexeeya ku dhaqanka maanso afeedda Soomaalida iyo samaynsanka baadisooca qabiilka ku dhisan ee bulshada Soomaalida.…

Waa arrin aad u adag xulashada barbilawga qoraalkan gaaban, ee aan uga gol leeyahay inaan la wadaago da’yarta garaad badnaanta iyo maanfurnaanta ku sifoobay. Ma aqaani xidhiidh ereyeedka ku habboon, weedha munaasibka ah, ama mawduuca mudan in wada-sheekaysigan lagu furfuro. Wada-sheekaysigan oo ka…

Magacaygu waa Cali Muumin Axad. Waxaan ku dhashay Beledweyne. Halkaas ayaan ka galay dugsigii hoose ee Kaatooligga (Catholic mission). Dabadeed, waxaan u soo wareegay magaalada Muqdisho oo aan koolajkii jiifka ee Talyaaniga (Collegio Nouva Somalia) ayaan ka bilaabay qaybtiisa dugsiga dhexe ee Mons.…