Skip to main content

Monday 18 May 2026

  • facebook
  • x
  • tiktok
  • instagram
  • linkedin
  • youtube
  • whatsapp
Cali M. Diini

Cali M. Diini

Qoraa iyo cilmibaadhe

Articles by the Author

Feker |
Qormadii hore ee aan ka qoray buugga The Road to Zero: Somalia’s Self-Destruction” ayaa waxaa ku jirtay dhacdo dhex martay ardaydii Soomaaliyeed ee Shiinaha wax ka baran jirtay horraantii 1960-aadkii taas oo ahayd markii dawladda Shiinuhu abaabushay bannaabax gumaysidiid ah oo ay dhigaan ardayda…

“Zera Yacob waxa uu falsafadda casriga ah Itoobiya ku ibafuray isla jeerkii ay ka bilaabatay Ingiriiska iyo Faransiiska.” – Claude Sumner Gogoldhig Haddii reer Yurub ay Renè Descartes u aqoonsadeen aabbaha falsafadda casriga ah, Afrika iyo adduunkaba waxaa gar ku ah in ay Zera Yacob u…

Aragti |
Sida la rumaysan yahay, madaxweyne Cabdirashiid Cali Sharma'arke waxaa aano qabiil Laascaanood ugu toogtay nin askari ahaa oo la oran jiray Saciid Ismaaciil Yuusuf (Saciid-Oorfane), Oktoobar 15, 1969. Sida dadka badankooda ama dadweynaha Soomaaliyeed ee caadiga ahi aamminsan yihiin, Saciid-Oorfane…

Buug |
Buugga The Road to Zero: Somalia’s Self-Destruction ee uu qoray Danjire Maxamed Cusmaan Cumar waa buug heer sare ah oo qoraagu kaga warramayo waayihiisii nololeed ee muddadii dheerayd ee uu u shaqaynayay dawladdii Soomaaliya laga soo bilaabo 1957 ilaa 1991. Sheekada buuggu werinayo waa mid…

Subscribe to Category Page