Sheeko
Cali Jimcaale Axmed
|
Waxa uu ahaa caato lafo ah oo ay soo godday nolosha adag ee badday in uu goosho deexda ballaadhan ee Soomaalida. Subax Jimce ah ayay ahayd kolkuu nagu soo booqday xaafadayada oo farasmagaalaha taallay. Xaafadahayaga waxa aan ugu yeedhi jirnay Dugullo, waayo; xaafadaha nagu hareeraysan oo dhami waxa…