Skip to main content

Thursday 11 June 2026

  • facebook
  • x
  • tiktok
  • instagram
  • linkedin
  • youtube
  • whatsapp
Cali Ileeye

Cali Ileeye

Qoraa, halabuur, turjubaan iyo gorfeeye suugaaneed. Buugaggiisa waxa ka mid Xabagbarsheed: Miisaanka Maansada Soomaaliyeed, iyo Cawaysyada Saamalaylka. Waxa lagala socon karaa barta Facebook.

Articles by the Author

Fan |
Suugaanta Kayntu waa "suugaan dareen wadareed xambaarsan, balse dookh shakhsi ahi ku yar yahay." Waa degaan oommane ah iyo dad reer guuraa ah. Waa duul sannadka intiisa badan geeddi ku jira, oo hadba meeshii baad iyo biyo loogu sheego, xoolahahooda ula hayaama. Waa dad hadh iyo habeen dagaal u…

Subscribe to Category Page