Skip to main content

Sunday 16 November 2025

  • facebook
  • x
  • tiktok
  • instagram
  • linkedin
  • youtube
  • whatsapp
Calaa Aswaani

Calaa Aswaani

Qoraa Masaari ah

Articles by the Author

Feker |
Fiiro gaar ah: Ereyga (Harrasment) sida aynaan ugu heyn erey Afsoomaali ah oo u dhigma, ayaa muujinaysa sidaan bulshada Soomaalidu ugu baraarrugsanayn xaaladan liidata ee dumarku wajahaan. -Trjumaanka (W.T Cabdisalaam Gaboobe) In kasta oo dumarku yihiin kuwa ay ku dhacdo dhibta tacaddigu…

Haddii aynu dabo galno, wanaagga koobaad ee qofka carbeed lagu barbaariyo waxa aynu soo helaynaa in ay tahay hoggaansamida. Tan iyo waqtigii ciyaalnimada waxa la inoo laqimay hoggaansannaantu in ay tahay jidka kaliya ee lagu yeelan karo akhlaaq koran, taas awgeed waxa innagu waajibtay in aynu u…

Subscribe to Category Page