Skip to main content

  • facebook
  • x
  • tiktok
  • instagram
  • linkedin
  • youtube
  • whatsapp
Cadnaan Qabyotire

Cadnaan M. Axmed

Cadnaan M. Axmed, khabiir ku takhasusay caafimaadka dadweynaha iyo cudur-faafidda.

Articles by the Author

Faaqidaad |
Marka laga hadlayo dagaallada iyo colaadaha hubaysan, dareenka indhaha iyo warbaahinta waxa markiiba qabsada dhacdooyinka xanuunka badan ee ka muuqda furimaha hore: rasaasta dhacaysa, dhiigga qubanaya, dhismayaasha burburaya, iyo barakaca degdegga ah ee dadku kaga cararayaan goobaha colaadda. Si…

Aragti |
Caafimaadku kuma koobna helitaanka dhakhtar, cisbitaal ama dawo; waa nidaam isku xidhan oo qofku ka filayo adeeg la heli karo, la awoodi karo, tayo leh oo ammaan ah. Marka qaybaha nidaamkaasi si wanaagsan isuguma xidhna, saamayntu kuma eka bukaanka iyo qoyskiisa oo keliya, balse waxay taabanaysaa…

Dhaqan |
Inta badan waalidka kala taga ee qoysku ka burburo, waxa ku yimaadda, dhibaatooyin badan, oo saameeya nolasha waalidka iyo ta ubadkaba. Waxa ubadka iyo waalidkaba ku reebma doogo nafsaddeed oo ay la noolaadaan, una gudbi karta jiilasha danbe ee ka tafiirmi doona. Sheekadan waxay si qotadheer u…

Subscribe to Category Page