Saturday 13 June 2026
Cabdixakiim Kalale saxafi madaxbanaan Iyo cilmibaadhe takhasuskiisu yahay hay'adaha aan dawliga ahayn ee Afrika. Waxa uu shahaadada sare ee Phd ka diyaarinayaa jaamacadda Ankara ee Turkiga.