Qoraa iyo turjume xiiseeya daraasaadka Soomaalida iyo Afrika, gaar ahaan dhinacyada bulshada, dhaqanka, iyo taariikhda. Wuxu turjumay buugga The Suicidal in Somalia ee uu qoray Prof. Mohamed Haji Ingiriis, isaga oo u bixiyay cinwaanka Qarankii Is Qudh-gooyay ee Soomaaliya, turjumaaddiisana la filayo in dhowaan la daabaco. Sidoo kale wuxuu hadda gacanta ku hayaa turjumaadda buugga When Victims Become Killers ee uu qoray Mahmood Mamdani.
Buugga Qalootiga ee uu qoray faylasuufkii reer Faransiis ee Albert Kaamu, oo af Ingiriisi ahaan loo yaqaan The Stranger, ma aha sheeko fudud oo akhristuhu u qaadan karo madaddaalo keliya ama uu si sahlan u fahmi karo. Waa qoraal caqiibo leh, akhristahana si xeel dheer ugu riixaya inuu ka fekero…

Somaliland waxa ay xorriyaddeeda ka qaadatay Boqortooyada Ingiriiska, 26-kii Juun 1960, taas oo muddo gaaban ka dhigtay dal madax-bannaan, ka hor intii aanay si degdeg ah ula midoobin Soomaaliya, 1-dii Julaay 1960, si loo aasaaso Jamhuuriyaddii Soomaaliyeed. Hase yeesho e, burburkii dowladdii dhexe…