Skip to main content

Saturday 8 November 2025

  • facebook
  • x
  • tiktok
  • instagram
  • linkedin
  • youtube
  • whatsapp
Qunyar

Cabdisamed Qunyar Socod

Cabdisamed Qunyar Socod waa nin dhallinyar ah oo xiiseeya fanka iyo suugaanta, waa aasaasaha iyo daadihiyaha madasha Subcis Podcast.

Articles by the Author

Masrax |
Hordhac Waa Maajid Majiidi oo u muuqda in uu kabo illaday, si uu sandulle innoogu baro indha-sarcaadka Shaneemada Iiraan. Si guudba iyada oo fankii, aqoontii, iyo siyaasaddii barigu ay dumeen— oo aanay cidina ka xiiranin, haddana shaneemada Iiraan, iyo gaar ahaan waxsoosaarka Maajid ma aha wax la…

Sheeko |
Maalin iska caadi ah, ayaa roob caadi ah oo da’ay makhaayad caadi ah ku kulminayaa abuur aan caadi ahaan kulmin, dood aan caadi ahayn iyo dagaal baa kulankaa ka dhalanaya, balse, sida caadiga ah, waa in ruuxu nabadda gudihiisa ilaashadaa oo ka cararaa meelahaa aan caadiga ahayn ee colaaddu ka…

Subscribe to Category Page