Skip to main content

Saturday 13 June 2026

  • facebook
  • x
  • tiktok
  • instagram
  • linkedin
  • youtube
  • whatsapp
Cabdisalaan Raage

Cabdisalaan Raage

Cabdisalaan Raage waa qoraa ku nool magaalada Hargeysa kana hawlgala hay’adaha madaxabannaan. Waxa uu shahaadada koowaad ee Jaamacadda ku qaatay Sharciga.

Articles by the Author

Aragti |
Saamaynta sii laba jibbaarmaysa ee Shiinuhu ku leeyahay qaaradda Afrika waxa ay noqotay mid ka mid ah isbeddellada juquraafi-siyaasadeed ee ugu qotada dheer ee dhaca qarnigani 21aad. Xidhiidhkani ma aha mid ku kooban is-dhexgal ganacsi iyo mid maalgashi oo keliya, balse waxa uu u xuubsiibtay…

Maqaalkan waxa aan ku dul istaagi doonaa maxsuulka ay la huleeleen dhinacyada iskahor-imaadka Bariga Dhexe, oo kala ah Israa'iil iyo Maraykanka oo dhinac ah, iyo dalka Iiraan oo dhinaca kale ah. Qiimeyntani waxa ay isku xidhaysaa dhacdooyin badan, iyadoo ku dhisan arragtida loo yaqaan ‘Game Theory’…

Subscribe to Category Page