Skip to main content

Saturday 5 September 2026

  • facebook
  • x
  • tiktok
  • instagram
  • linkedin
  • youtube
  • whatsapp
Cabdisaciid

Cabdisaciid Cabdi Ismaaciil

Qoraa iyo turjubaan Soomaaliyeed. Buugaggiisa waxa ka mid ah Xadka Riddada (2014), Halgankii Tukayaasha (2015)...; buugagga uu turjumayna, gogoldhigna u qoray, waxa ka mid ah Islaamka iyo Cilmiga (2022) iyo Gumeystow lagula Dood (2024).

Articles by the Author

Faaqidaad |
Diimaha Hinduusiyadda, Saraadashtiyada, Yahuudiyadda, Buudiyadda, Taawiyada, Kirishtaanka, Islaamka, Duruusta, Bahaa’iyada iyo kuwo kaleba heerar kala geddisan waxay ka siman yihiin saadaalinta in aakhiru-sebenka uu kheyrku ka guulaysanayo sharka, adduunyaduna ay dhammaanayso. Xilliyada adag ee…

Aragti |
“Reer Atenisow, mu’min baan ahay, balse waa iimaan ka duwan kan dhammaan kuwa i eedaynaya.” Suqraad.…

“Baaritaankeennu waxa uu keeni karaa in laga tago wixii horay loo yaqiin ee lala qabsaday. Sidaa darteed, qofka maqla wax ka duwan wixii uu horay u ogaa waa in uusan dafiraad nagula soo degdegin. Waayo taasi waxay noqon kartaa arrin lagu fududaaday. Badanaa inta jeer ee run la dhibsaday, wax la…

“Carruurtaydii waxaa la dilay iyaga oo gaajaysan.” Hooyo Falastiiniyad ah baa ku barooratay. “Waxay ku sakhraameen urka dhiigga hawada oo dhan ku baahay, waxayna ku mabeen toogashada, kama badbaadin hal haweenay ahi, kamana baxsan hal cunug … Dabadeed duhurka dabadii, saamaynta milicda darteed,…

Feker |
Sida dad badani ay ka war hayaan, waxaa jirta oraah caan ah oo wadaaddada lagu maago, iyaguna dhexdooda ay isu adeegsadaan. Waa oraahda wadaaddada ku sifaysa in ay yihiin ‘Culumada dhiigga caadada iyo dhalmada /علماء الحيض والنفاس’, oo laga wado in ay yihiin rag ku takhasusay dhiigagga ku dhaca…

Hadallada Soomaali badani ay sida joogtada ah ugu hadaaqaan waxaa ka mid ah oraahda tiraahda: “Qabiilku dhib ma leh, ee qabyaaladda ayaa xun”. Marka aan isweydiinnee oraahdaas maxaa ka run ah? Maxaa ka jira in qabiilku uusan dhib lahayn? Qabyaaladda yaa dhala, oo xaggee bay ka soo burqataa? Runtii…

Habeen dhexdaas ahaa mar aan daawaday doodda dhex martay Richard Dawkins iyo Ayaan Xirsi, ayna ii muuqatay sida Ayaan diinta Kirishtaanka u la dhacsan tahay, baan waxaan niyadda iska iri: Malaha waxay ku wanaagsanaan lahayd in Ayaan qummaati u akhrin lahayd buugta Niitje, siiba labadii buug ee ugu…

Subscribe to Category Page