Tan iyo intii gumeystaha reer Galbeed yimid dunida Bari, waxaa jirtay suuro goonniya oo ay ku sifayn jireen dalalkii ay qabsadeen iyo dadka ku noolba. Bilmetal, ninka reer Galbeed wuxuu u arkay reer Bariga dad aan waxba dhaamin xayawaanka duurjoogta ah. Agtiisa, reer Barigu waxay ahaayeen dad aan…