Skip to main content

Wednesday 12 August 2026

  • facebook
  • x
  • tiktok
  • instagram
  • linkedin
  • youtube
  • whatsapp
Cabdirisaaq Maxamed

Cabdirisaaq Bulshaawi

Cabdirisaaq Maxamed waa arday barta culuumta kombuyuutarka, xirfadna u leh suuqgeynta dijitaalka ah iyo sameynta mareegaha.

Articles by the Author

Aragti |
Waxa aannu nahay jiil ka daalay oraahyadii nalagu guubaabin jiray. “Waxaad tihiin mustaqbalka dalka” waa weedh aan ku garaadsaday, aniga iyo carruurtii kale ee Soomaaliyeed ee aannu isku jiilka ahaynna nalagu dhiirrigelin jiray. Waalidkeen, macallimiintii dugsiyada hoose, dhexe iyo sare, xataa…

Waxaa iswayddiin mudan inaan ogaanno waa kuma hoggaamiyaha wanaagsan ee aan u baahannahay? Hogaamiyaha wanaagsan aa aan baadigoobka ugu jirnaa waa hoggaamiye ay u kala caddahay cidda hoggaanka u dhiibatay iyo cidda uu hoggaaminayo, si hufanna u hagi kara bulshadiisa. Hogaaminta wanaagsani kuma…

Su'aashani waxay ka mid tahay su'aalo tiro beel ah oo ay dadka Soomaaliyeed is waydiinayeen, qarniyadii, sanadihii, bilihii, usbuucyadii, iyo maalmihii ina soo waydaartay. laakiin ay ka cabsadeen inay afka ka yidhaahdaan. Maanta waxaan u hadlayaa kuwa aan codkoodu meel dheer gaarayn, kuwo jeclaan…

Feker |
Waxaan ka mid ahay ardayda Soomaaliyeed ee gudaha dalka wax ku barata, khaasatan aqoonta kombuyuutarka iyo barnaamijyadiisa. Markii aan arkay ardayda Soomaaliyeed ee kumanaanka ah ee jaamacadaha ka baxay casrigan, aragtidaydu waxay ila tahay in dhalinyarada Soomaaliyeed ay heehaabayaan laba…

Subscribe to Category Page