Skip to main content

Saturday 13 June 2026

  • facebook
  • x
  • tiktok
  • instagram
  • linkedin
  • youtube
  • whatsapp
Cabdiraxmaan Umal

Cabdiraxmaan Umal

Cabdiraxmaan Umal waa turjubaanka dhawr sheeko oo gaaban sida “Maxbuuskii Qawqaas” iyo “Muxuu Dadku U Noolyahay.”  Sidoo kale, waa turjubaanka buugagga “Iigu Yeedh Maraykan” iyo “Waadhka Lixaad.” Waxa uu Cabdiraxmaan Umal heerka koowaad ee waxbarashada ka diyaariyay Kulyadda Beeraha ee Jaamacadda Burco, halka uu heerka labaad ee waxbarashadana iminka ka wado Jaamacadda Kampala International University (KIU) ee Yugaandha. Cabdiraxmaan Umal waa curirsle iyo qoraha sheekooyin gaagaaban oo dhawr ah iyo maansayahan iyo turjubaan.

Articles by the Author

Fan |
Muusiggu kaalin muhiim ah buu ku leeyahay taariikhda dagaaladda. Waxa jiray aasaas iyo xidhiidh ka dhaxeeyay muusiga iyo ciidamada, goobaha dagaalka, guusha, jabka iyo mahadho kasta oo dagaalka la xidhiidhaba. Waxaa mar keliya muusiga loo isticmaalay walax lagu dagaalamo, isla walax kale oo…

Feker |
Qaxoontigu waa xaalad barakac oo ka dhalata nabadgalyadarro ay wajahaan koox dad ahi si ay badbaado u helaana u qaxa meel ay nabad ku dareemayaan, meeshaas ay u qaxayaani waa in aysan noqon meel dalkooda ka mid ah ee ay tahay meel ay xuduudo sharci ah oo jira ay uga tallaabeen. Qiyaas ahaan,…

Subscribe to Category Page