Skip to main content

Saturday 18 July 2026

  • facebook
  • x
  • tiktok
  • instagram
  • linkedin
  • youtube
  • whatsapp
Oday

Cabdiraxmaan-Oday Aadan

Cabdiraxmaan-Oday wuxuu ka baxay Jaamacadda Sakarya ee degmada Serdivan, Turkiga. Sidoo kale waa baadhe xiiseeya taariikhda iyo suugaanta Turkida.

Articles by the Author

Buug |
Waxa aan halkan ku soo gudbin doonaa gorfayn gaaban oo ku saabsan buugga “Ciil Iyo Cafis” oo ah buug xasuus qor ah oo uu qoraa Maxamed Cabdi Caynab ku soo koobay sooyaalkiisa nololeed. Laba hormo ayaa aynu qoraalka u kala dhanbali doonaa; hormada koowaad waxay noqon doontaa soo koobid guud oo…

Aragti |
Bishii Maarso 31, 2024, ku dhawaad 62 milyan oo cod-bixiye ayaa iska xaadiriyey goobaha cod-bixinta si ay u soo xushaan cidda ku meteli lahayd goleyaasha deegaanka. Natiijada oo badankeedu cadaatay isla habeenimadii 31 Maarso, ayaa noqotay mid ka yaabisay dadka badankiisa. Yaabkani ma ahayn…

Subscribe to Category Page