Inta ay naan dhallada uga bixin soo koobidda buugga uu qoray buuniga reer maraykan ee culluunta siyaasadda ku takhasusay Ian Bremer aan in yar idinka daba geeyo, sooyaalka buunigga. Ian Bremmer oo ah qoraaga buuggu, waa buuni Ameerikaan ah oo ku takhasusay culluunta siyaasadda waana qoraa caan ah,…

Aleksander Gelyefish Dugin waa faylasuuf biddixda fog ah oo u dhashay dalka Ruushka lagu na xanto maskaxda iyo miyirka fallaadamiir Buutin ku hawl galo, Dugin, wuxu dhashay hillaadii 1962-kii toddobadii bishii Janaayo, waxa uu ku abbabay oo ku kacaamay caasimadda dalka Ruushka ee Moskow…

Degelka "big think" waxaa lagu baahiyay cilmi-baadhis ku salaysan dhaan-raacnimada, waxa cinwaan u ah cilmibaadhista: "Conformity be damned: How to crack the “black sheep paradox" "Canjillaadu waa dulli: sidee looga reeyaa dhaan-raacnimada.
Waxay dhaheen si uu qofku wareerisooyinka uga uga…