Skip to main content

Tuesday 10 March 2026

  • facebook
  • x
  • tiktok
  • instagram
  • linkedin
  • youtube
  • whatsapp
Daahir

Cabdiraxmaan Daahir

Arday Culuumta bulshada ee jaamacadda Umadda Soomaaliyeed wax ka barta, oo xiiseeya qoraalka iyo turjumaada.

Articles by the Author

Aragti |
Hordhac Maqaalkan waxa uu dul istaagayaa siyaasadda Imbriyaal-yerinimo ee dhawaanahan soo shaacbaxaysa ee Turkigu ka ciyaarayo Soomaaliya iyo guud ahaan Afrika. Haddii uu shalay Turkigu ahaa mid xirxiran oo aan xiriir badan la lahayn waddamada ku hareeraysan iyo Afrikaba, maanta waa awood isu…

Hordhac Burburkii Jamhuuriyadda labaad ee Soomaalida ka dib, waxa uu dalku galay xaalad marnaan ah oo aanu jirin nidaam bulshada kala haga. Dagaalladii sokeeye iyo fawdadii dalka ka jirtay ka dib, waxaa dalka laga yagleelay Jamhuuriyad saddexaad oo, markaa, aad daciif u ahayd, maaddaama oo ay…

Taariikhda Soomaalida laga qoray inta badan ma xusaan abaalkii culimada Suufiyadu ay gashadeen bulshada Soomaalida. Inta aan arkay buugta ka warranta taariikhda dariiqadda Suufiyada aad bay u koobanyihiin oo waa faro-ku-tiris. Qoraa Cabdiraxmaan Baadiyaw ayaa maqaallo cilmiyeedyo dhawr ah ka qoray…

Dhaqan |
Dagaalka naf-hurnimada leh ee maamulka Putland ku qaadday ururka Daacish ee gabbaadka ka dhiganaya buuraha gobolka Bari ku yaal waxa ay dhalisay su’aalo badan oo ku aaddan asalka ururka Daacish, aragti ahaan halka ay taaganyihiin, xiriirada ay la leeyihiin ururada kale ee Al-qaacidada ah iyo…

Feker |
Maqaalkan, waxaan doonayaa inaan kaga faalloodo doodda Dr. Baadiyow ee ku aaddan saddexda waxood ee ay ku dhisantahay haybta qofka Soomaaliga ah, dawladnimada Soomaaliyeed na ay tahay inay ku taagnaato. Haddii aan hordhac yar ka bixiyo qoraaga waa nin inta badan wax ka darsa burburka Soomaalida ku…

Maqaalkan wuxuu soo koobayaa aragtida Dr Afyare ee ku wajahan in wadahadal la la galo ururka argagaxisada ah ee al-Shabaab, wuxuu ku sababaynayo iyo sida aragtidiisa hawshaa loo galayo.…

Buug |
Iskudhoon, waxa uu ka mid yahay buugagga si la fahmi karo u sharraxaya nafsadda qofka Soomaaliga ah dhaqan ahaan iyo aragti ahaanba. Waa buug tooshka ku bidhaaminaya sababaha keenay qaranjabka iyo bulsho-burburka Soomaalida ku habsaday. Waxa uu sidoo kale darsayaa xaglaha ay ka soo karaar qaateen…

Hordhac Curis-maqaaleedkan, waxaa qalinka u qaatay Ustaad Afyare Cilmi iyo mudane Yuusuf Xasan. Majallada New York Times, ayuu August 26 ku soo baxay. Qorayaashu waxa ay maqaalkan kaga faaloonayaa xaaladda Bariga Afrika ka aloosan, sababta keentay khilaafkan, saameynta uu ku yeelan karo dagaalkan…

Subscribe to Category Page