"Tabantaabo gacalbaan rabaa toloow hala i dhoofsho.”
Safar, safar, safar… Noloshu waa safar. SOOMAALIDU waxa ay hormuud ka yihiin bulshooyinka socotada ah ee kabuhu u giijisan yihiin goor walba. Kobtii ay tagaanba waxa ay ku reja weynaadaan in ay kasoo huleelaan oo kasii socdaalaan. “ragga (iyo…

Dhaqanku waa muraayadda laga garto farshaxanka, ilbaxnnimada iyo waaya’aragnnimada ay bulsho gaar ahi leedahay. Waa halbeegga sargooya qotada aqooneed ee bulshadu gaarka u leedahay kuna dhaadato. Sidaas si la mid ah, dhaqanku waa midhaha ka yimaadda dedaalka ay sameeyaan bulsho wada taallaa si ay…

Masraxa Hargeysa waa warshad aan daalin. Waa madbacad tayo badan. Waxa uu caan ku yahay soo saaridda fan iyo fannaan hibo u saaxiib ah; walina lama dhaliilin shaqsi uu masraxa Hargeysa shaacsane ka dhigay. Marka la joogo dhanka gooraynta (cahdiyada), fannaan waliba waxa uu gaar la yahay milaygiisa,…

Maqaalkani waxa uu faallaynayaa Buugga uu qoray Cabdiraxmaan Barkhad Good ee “Jiraha Cusub: Faaqidaadda Qofka Ka Dhashay Waayaha Jabbuuti.” Cabdiraxmaan B. Good, waa aqoonyahan muddo badan ku noolaa dalka dibaddiisa. Shahaadadda sare ee waxbarashada waxa uu ku qaatay falkinta suugaanta. Buuggan…

Billawgii aasaaska Jamhuuriyadda Soomaalilaan waxyaabaha aan dib waxba la isaga wayddiin ama haleel danbe loo yeelan waa ay badan yihiin. Dhankii aad eegtana “qabyo waa halkeedii.” Waxyaabaha aadka u gu naafoobay qabyaddaas taagan ee aan dib loo xaalayn waxa ka mid ah; waxbarashada aynnu dugsiyada…

“Tabantaabaday laba gacmood tamar ku yeeshaaneTiska waxa la qaadaa markay tiirisaa bidixeHadday midigtu keli taagan tahay tahar ma goyseen.” —Ismaaciil Nuur Faruur-Buur
Sida aanay qorraxdu maalin u nasan, dayaxu shaqadiisa u haysto, ayaa uu wakhtiguna u soconayaa isaga oo wanaaggiisa iyo…