Darxumo badan ayaa foolkaaga ka muuqata. Macaluul baa ku daashatay, xanuun iyo xumad baana kuu dheer. Dhawrkii beri ee la soo dhafay oomato la sheego maad helin, haddii aad heshayna nafsad uma aad hayn. Ileen gaajo waa cudur. Weligaaba waad dhuubnayd oo dheerayd, waxa se aad ahayd wayd caafimaad…

Murti Soomaalidu leedahay ayaa tidhaahda, kaftanku waa run la qaboojiyey, maxaa yeelay, haddii si qayaxan loo sheegi lahaa runta, waxa ka dhalan lahaa cadaawad. Si taa la mid ah, marka aynnu Sooraan ka hadlaynno, waxa aynnu odhan karnaa riwaayadihiisu waxa ay ahaayeen run la qaboojiyey oo maad loo…

Labadii sanno ee u danbeeyay waxa uu ku jiray xaalad hubanti la'aan ah. Marka uu maalmo joogaba waxa la geynayay goob caafimaad. Waxa ay taasi dhaxalsiisay welwelka uu ka qabo waayihiisa caafimaad iyo taag yarida la soo deristay. Kolkii hore, miyigu waxa uu u ahaa duni u gaar ah oo aannu waxba…