Erayada ayaa u muuqda kuwo aan ku filnayn in lagu muujiyo murugada iyo xajmiga tiiraanyada taabtay Alle ha u naxariistee Cabdiraxman Aadan qoyskiisa, asxaabtiisa iyo dhammaan intii taqaanay.