Skip to main content

Saturday 8 August 2026

  • facebook
  • x
  • tiktok
  • instagram
  • linkedin
  • youtube
  • whatsapp
Cabdijaliil Khadar

Cabdijaliil Khadar

Qoraa iyo falanqeeye wax ka qora arrimaha bulshada. Waxa uu hadda shahaadada heerka labaad ee cilmiga bulshada ka diyaariyaa Jaamacadda Jigjiga.

Articles by the Author

Aragti |
Marka la joogo DDS, gacanta weyn ee ay dawladdu dhaqaalaha ku leedahay ka sokow saamayntiisa dhaqaale, waxa uu leeyahay saamayn nafsi ah iyo mid bulsheedba. Waxa uu soo saaray shakhsiyad tilmaamo gooni ah leh: dawladda ku tiirsan, aan hadli karin, wax walba muxaafid ka ah, marar badanna aan…

Faaqidaad |
Dhulwaynaha oomanaha jooggiisu hooseeyo ee Deegaanka Soomaalida marka la joogo, qofka raacatada ah, hantidiisa dhami waxa ay ku socotaa afar lugood oo nooc ka mid ah loo yaqaanno geel, qaar adhi, qayb kalena lo’. Waxa ku gedaaman hantidaas caqabado ay u weyn yihiin biyaha iyo baadka aan sannadka…

Subscribe to Category Page