Skip to main content

Sunday 7 June 2026

  • facebook
  • x
  • tiktok
  • instagram
  • linkedin
  • youtube
  • whatsapp
Cabdifataax Barawaani

Cabdifataax Barawaani

Qoraa, cilmi baadhe iyo falanqeeye arrimaha bulshada ah.

Articles by the Author

Faaqidaad |
Ibafur Qoraalkani waxa uu raacsanyahay qoraalkii hore ee ‘Saylac Waa Mindi Laba Af Leh’ oo daarnaa fahmidda xiisadda Saylac ka aloosan saddexdii bilood ee la soo dhaafay iyo jilayaasha kala duwan ee adeegsanaya kooxaha wakaaladeed ee hawsha ku dhexjira. Waxa caddaatay in Soomaalilaan ay go’aanno…

Hordhac Saylac waa magaalo taariikheed aad qaddiimi u ah iyo deked hore. Waa cidhifka ugu shisheeya ee ay Somaliland ka cidhiidhsato marinka Baab Al-Mandab ee isku xidha Gacanka Cadmeed iyo Badda Cas. Waa meel ay dawladihii hore ee Soomaalida, Muslinka, Cusmaaniyiinta, Carabta iyo Yurubiyaankuba ay…

Aragti |
Waxa laga joogaa afar sannadood iyo dheeri kolkii ay kooxda Daalibaan xukunka ka tuureen Jamhuuriyaddii Islaamiga ee Afgaanistaan (2004-2021) ee ay taageerayeen Maraykanka iyo xulafada NATO oo soo afmeeray duullaankii soo bilaabmay 2001. Dagaallo badan oo soo bilaabmay ilaa Maaj sannadkii 2021, ugu…

Subscribe to Category Page