Skip to main content

Thursday 21 May 2026

  • facebook
  • x
  • tiktok
  • instagram
  • linkedin
  • youtube
  • whatsapp
Abdiaziz

Cabdicasiis Guudcadde

Qoraa iyo turjubaan. Waxa lagala socon karaa barta X/Twitter. 

Articles by the Author

Feker |
Maxaa keena in dadku gedoodo oo furka tuuro dabadeed gacanta ka hadlo ama ugu yaraan gaar u tashado? Ummadaha iyo qarammada raba in ay dhismaan maxaa ku keena cunfiga siyaasadeed iyo qulqulatooyinka laga yaabo in qaybo ka mid ah bulshadu ay ku kacdo ka dibna gaadho heer ay qoriga u qaadato ama u…

Aragti |
Miyaan gumaysiga cusub la iska diidi karin, iyada oo aan xumatalisyada gudaha loo dulqaadan?…

Oktoober 10, 2025 waa Maalinta Caafimaadka Dhimirka, qoraalkanina waa wacyigelin ogaan loogu soo beegay maalintan dunida oo dhami iska aragto ee iska waraysato xaaladaha nafsadda iyo maanka wiiqa.…

Hordhac Bishii Sibteember oo 27 ah ayaan bartayda Faysbuug soo dhigay sahan (survey) kooban oo aan ugu talagalay in lagu qiimeeyo heerka akhriska (buugagga) ee dadweynaha aannu boggayga ka wada soconno. Su’aalo aad u urursan balse ujeeddadoodu ahayd in lagu baadho sida ay dadkeennu akhriska…

Dhaqannada adadag ee duunka qofka iyo bulshada Soomaaliyeed ku xididaystay waxa ka mid ah in ay jiraan waxyaabo “aan afka la soo marin karin” oo ay tahay in laga sarriigto. Waxyaabahaas jiritaankooda, badiyaa, la isku ma diiddana. Hasayeeshee waxa jab ka joogaa sheegsheegistooda. In lagu sayaxo, oo…

Masrax |
Filinka kooban ee Loollan ayaan daawaday. Run ahaan dulucda uu xanbaarsan yahay way ka mug weyn tahay waqtiga aadka u yar ee uu soconayo. Waa wiil ifka ka raba in uu fanka la falgalo oo wanaagsanaado, noloshana wanaajiyo. Laakiin waxa hadhaynaya, iskuulka ilaa aqalka, aragtiyo lid ku ah oo…

Buug |
Dagaalka Sokeeye ee Soomaaliyi weli ma dhammaan, waxna laga ma baran. Weli wax naf leh laga ma qorin/kaydin. Buug kale iyo baal kale oo uu Dr. Camuudi inoo dhiteeyay ayaa taas inagu sii baraarujinaya. Kolkii kelitalisku dumayay, dabayaaqadii 1980nadii ilaa horraantii 1990nadii, waxa Soomaaliya ku…

Waraysi |
Dr. Guuleed Dafac wuxuu waraysigan uu Geeska siiyay kaga warramayaa cilmibaadhistiisa carruurta ku nool dawladaha aan la aqoonsanayn, isaga oo diiradda saaray Soomaalilaan, wuxuuna ku faallaynayaa aayahooda. Maanta, carruurtu meel ay joogtaba waxay wajahaysaa caqabado si weyn u saamaynaya…

Wadaad baa ka kacay masjid aannu joognay. Waxa uu u holladay in uu xoogay waano ah nagu dul akhriyo. Wuxuu ku nuuxnuuxsaday “ducada wanaagsan” iyo shardiyadeeda. La iska ma ducaysto e, basarkeeda iyo rukunnadeeda ayaa la oofiyaa, ayuu yidhi. Tiirarka ducadu in ay dedaal u baahan yihiin, ayuu…

Matthew Beaumont, oo ah aqoonyahan suugaanta Ingiriisiga ka dhiga Jaamacadda UCL, ayaa waraysi qoto dheer Geeska ka siiyay buuggiisa cusub ee ku saabsan Faanon, cunsuriyadda iyo sida socodku siyaasad u yahay. Filasoofkii qarnigii 18aad ee Jean-Jacques Rousseau wuxuu buuggiisa…

Subscribe to Category Page