Skip to main content

Monday 18 May 2026

  • facebook
  • x
  • tiktok
  • instagram
  • linkedin
  • youtube
  • whatsapp
Daahir

Cabdicasiis Daahir

Arday ku takhasusay qaanuunka oo xiiseeya falsafadda, suugaanta iyo qoraalka
 
Articles by the Author

Aragti |
Curiskan waxa qoray  qoraagii waynaa Joorji Orwill oo noolaa intii u dhaxaysay 1903 ilaa 1950. Qormadan wuxu sannadkii 1944-kii ku faafiyay majaladda Tribune (Tribune Magazine). Waxaana af Soomaali u soo turjumay Cabdi casiis Daahir.…

Feker |
Soomaalida waxa lagu tiriyaa in ay ka mid yihiin bulshooyinka ugu badan ee Geeska Afrika ku dhaqan. Waa bulsho sida laga war hayo u qaabaysan oo u taaltaalla hab qabaa'il iyo beelo ah, waagii gumaystuhu yimida uu u kala jarjaray shan qaybood oo ku kala fidsan Geeska. Waa bulsho leh soojireen,…

Buug |
Marka ay kulmaan curin jaadgoonni ah, hodontinnimo afeed figta sare ah; dareennada aadanaha ee kala duwanna si sahlan loogu falkinayo, naqdin bulsheed oo aad u xeeldheer, iyo soo ururinta/lafaggurka shaacsaneyaal kala geddisan oo bulshada ka aloosan; waxaad si fudud u soo tuuraysaa in intaas iyo in…

Qormadani waxay soo koobid Soomaaliyaysan ku samaynaysaa maqaal uu qoray James Folta, taas oo qayb ka ah buug-maqaaleed uu tifaftiray Jaamac Muuse Jaamac oo lagu xusayay buunigii weynaa ee Xuseen Maxamed Aadan “Tansaaniya”.…

Sida aynu ka warqabno waa arrin kamakacdo ah oo mudnaan weyn leh in goobaha taariikhiga ah ee bulshada lagu kaydiyo qoraallo ama qaabab kale oo si uun u anfacaya jiilasha danbe. Buuggan aynu falanqaynayno ee "The Eton College of Somaliland From Darlington to Eyeingtons," oo dhawaan soo baxay…

Horumarka iyo ilbaxnimada bulsho ku tallaabsataa waxyaalo kala duwan ayaa lagu qiimeeyaa oo mid kastaba keli ahaantiisa mudnaan goonni ah u leeyahay. Waxa xusid mudan erayga horumar in uu fogaan kala duwan leeyahay oo uu taabto laamaha kala duwan ee aqoonta, sida, dhaqaalaha, cilmiga bulshada,…

Subscribe to Category Page