Skip to main content

Sunday 8 March 2026

  • facebook
  • x
  • tiktok
  • instagram
  • linkedin
  • youtube
  • whatsapp
samatar

Cabdi Ismaaciil Samatar

Cabdi Ismaaciil Samatar waa barofeesar ka tirsan Jaamacadda Minnesota ee Maraykanka iyo Jaamacada Pretoria ee Koonfur Afrika. Wuxuu qoray buugagay ka mid yihiin Africa’s First Democrats: Somalia’s Aden A. Osman and Abdirazak H. Hussen iyo Framing Somalia: Beyond Africa’s Merchants of Misery.   

Articles by the Author

Aragti |
Toddobaatankii sanno ee la soo dhaafay, qaaradda Aasiya waxa ka dhacay isbeddello dhaqaale oo mug leh. Dalalka loo yaqaanno “Shabeellada Aasiya” sida Kuuriyada Koonfureed, Taywaan, Malaysiya iyo Singabuur ayaa ka soo kabtay gumeysigii foosha xumaa ee ay u geysteen Jabbaan iyo Ingiriisku, dabadeedna…

Tan iyo Markii Madaxweyne Trump ku baaqay hakinta deeqihii calaamiga ahaa ee Maraykanku bixin jiray, gurxan lagu dhega barjoobayo ayaa ka soo yeedhay caasimadaha Afrika, haddana, si kastoo go'aanka xukuumadda Trump u yahay mid arxan daran, masuuliyaddu waxay saaran tahay madaxda Afrika ee in ka…

Farqiga ugu weyn ee ka duway halgankii gobonnimodoonka Koonfur Afrika kan reer Falastiin waa taakuladii mugga lahayd ee uu dhaqdhaqaaqa Koonfur Afrika ka heli jiray Carabta iyo bulshoweynta Afrika. Iyada oo ay Koonfur Afrika u dabbaaldegtay bishii Abril soddonguuradii ka soo wareegtay…

Ugu yaraan muddo laga joogo afar iyo tobon sanno, kooxda xagjirka ah ee al-Shabaab waxa ay argagax gelinaysay gobollada Koonfureed ee Soomaaliya. Hamigoodu waxa uu ahaa sidii ay dalka oo idil uga hirgelin lahayeen kalitelisnimo macangag ah, oo cabsi iyo baqo-gelin ku dhisan. Si taas ay uga…

Subscribe to Category Page