Aragti
Cabdalla Kaahin
|
Hordhac
W.E.B. Dubois (1868–1963), waxa uu ka mid ahaa raggii ugu mudnaa indheergaradkii Madowga ahaa ee qarnigii 20-aad ka jiray carriga Maraykanka. Wuxuu ahaa Afro-Ameerikaan ku suntan takoordiidnimo, dulmi la dirir, Afrikaannimo, iyo aragtiyaha hurosocodka ah. Dubois wuxuu astaan iyo caroog u…