Skip to main content

Tuesday 19 May 2026

  • facebook
  • x
  • tiktok
  • instagram
  • linkedin
  • youtube
  • whatsapp
Abdirahman Adan Mohamoud

Cabbdiraxmaan Aadan Maxamuud

Qoraa

Articles by the Author

Sheeko |
Sheekadani waxay soo tebinaysaa dood iyo wadasheekaysi dhex maray qoraaga iyo gabadh Nayjeeriyaan ah oo ay tababar ku wada qaadanayeen Yurub. Sidii caadada noo ahayd ayaan Sunia maantana is helnay. Fasax qado ayaan ku jirnaa. Aalaaba waan wada qadaynaa intan aan aqoonkorodhsiga Den Haag u joogno.…

Muddo ayuu la soo shaqeeyey maamulladii xukuumadihii rayidka ahaa, ka hor inta aanu Jaamacaddii Ummadda macalin ka noqon. Raage intii danbe oo dhan waxbarashada ayuu u go’ay oo heersare ka gaadhay. Ku dhawaad saddex tobanle iyo badh ayuu macalin ka ahaa jaamacaddo kala duwan oo dalka iyo dibadda ah…

Subscribe to Category Page