Skip to main content

Saturday 5 September 2026

  • facebook
  • x
  • tiktok
  • instagram
  • linkedin
  • youtube
  • whatsapp
Bootaan

Bootaan Bootaan

Bootaan Bootaan waa qoraa, Turjumaa iyo suugaanyahan. 

Articles by the Author

Feker |
Habdhaqanka akhrisku waa astaan ilbaxnimo. Waa rootiin iyo dabeecad ay tahay in qof walba lahaado, waa na daruuro iyo lagama maarmaan nololeed. Sidaas oo ay tahay Soomaalida dhexdeeda weli si xooggan ugama hanaqaadin. Waa mid ka mid ah meelaha u baahan dedaal wadareed heerkasta leh in lagu bixiyo.…

Bal akhri wadasheekaysigan: Dr. Buddy: naftaada nooga warran, kuma ayaad tahay? Dave: Waa tahay, waxaan ahay, maamulaha shirkadda calafka ee Dukaamaale, waxaan sidoo kale ka shaqeeyaa ... Dr. Buddy: Maya, ma rabo inaad noo sheegto waxaad qabato. Waxaan rabaa inaad noo sheegto qofka aad tahay. Dave:…

Aragti |
Hordhac Nidaamka dawladnimada, hanashada awoodda iyo beddelaadeedu wuxuu dhextaal iyo lagama maarmaan u yahay tayada, kartida howlqabad iyo xasilloonida dawladda inta ba. Taariikhda dawladnimada, aadamuhu wuxuu soo tijaabiyey noocyo badan oo nidaam xukun ah; boqortooyo awoodda dhalasho lagu helo,…

Hordhac Ugu horrayn in gargaar la bixiyo ama la qaato waa wax ku xidhan xaalad gaar ah, sababo iyo ujeeddooyin koobanna leh. Dhibaato ka tan badani markay cid gaar ah ku dhacdo in si dadnimo leh loogu damqado oo gargaar dhaqaale iyo gurmad loo fidiyo waa dadnimo. Balse waxa ay mushkilad noqotaa…

Dhaqan |
Qof walba qumanihiisa ayaa qoorta ugu jira. Waxa ay, se, u daran tahay marka qof haya awood siyaasadeed ama mansab bulsho uu ku dhaco xanuunka awoodbararku. Awoodbararku waa marka qofka xil sare loo dhiibay uu xadhkaha goosto – xeerka, xigmadda iyo xishoodkaba ka tago. Qofka binii-aadamka ah, marka…

Joon-Bool Saartar (Jean-Paul Sartre 1905 – 1980) waxa uu ahaa faylasuuf Faransiis ah oo ku caan baxay falsafadda jiraalleyda (existentialism). Sida oo kale, waxa uu ahaa suugaan gorfeeye iyo u dhaqdhaqaaqe siyaasadeed. Waxa uu noolaa xilligii Hitler ee uu nidaamkii Naatsigu qabsaday Baariis,…

Dhaymo-buugeeddu waa waddo iyo aalad dabiibeed oo xanuunnada nafsiga ah iyo culays shucuureedka lagula tacaali karo. Dadkeenan ku nool berrimada aan fursadda u helin in ay helaan daryeel nafeed na waa xal iyo wadiiqo ay cuskan karaan, oo jaban. Dhaymo-buugeeddu (Bibliotherapy) waa u adeegsiga…

Guud ahaan akhrinta iyo dhegaysiga suugaanta, gaar ahaan suugaanta soo-jireenka ah (classical literature), sida diiwaannada gabayada iyo sheeko faneedyadu waxay leeyihiin faa’idooyin badan oo la xiriira horumarinta garaadka iyo caafimaadka dhimirka. Si gaar ah waxay waxtar badan u leedahay…

Waayadii ay inta badan adduunyadu u foorartay gumaystaha reer Yurub, geyiga Soomaalida na inta Kacdoonkii Daraawiisheed laga adkaaday ay dul barraaheen afarta gumayste ee qurubyada u ka dhigay, arooryo cimilo diraaceed leh oo roobabow ah, 9-kii subaxnimo 6-dii bishii Maarso, 1927-kii, waxaa…

Waayadan waxaa aad u shaac baxday dood tidhaahda suugaantu lama fahmi karo, oo way adag tahay ama luuqadda loo adeegsado gabayada iyo geeraaradu waa af gaboobay. Suugaanleyda oo lagu jigraaro luuqadda ciyaalka xaafadda ku maansooda. Af suuqiga cusub ee fudud tixda ku tidic. Midh kama…

Subscribe to Category Page