Skip to main content

Saturday 8 August 2026

  • facebook
  • x
  • tiktok
  • instagram
  • linkedin
  • youtube
  • whatsapp
Binyavanga Wainaina

Binyavanga Wainaina

Qoraa iyo indheergarad reer Kiiniya ah (1971-2019).

Articles by the Author

Feker |
Qodobka 1aad: Noqo ninka ugu taajirsan dalkaaga (sidii Daniel arap Moi, Robert Mugabe, Uhuru Kenyatta). Haddii aad kelitalsinimada dhaxashay, arrintaasi kugu ma adkaanayso — ninkii kaa horreeyay uun baad baqamaalaysaa (sidii Frederick Chiluba). Haddii aad waddan saliidda soo saara ka soo jeeddo,…

Had iyo gooraale cinwaankaaga ka dhigo erayga “Afrika” ama “Mugdi” ama “Sadcaal”. Cinwaanhoosaadyadana waxaad ka dhigan kartaa; ‘Sansibaar’, ‘Suulu’, ‘Masaay’, ‘Sanbeesi’, ‘Koongo’, ‘Niil’, ‘Weyn’, ‘Cir’, ‘Hadh’, ‘Durbaan’, ‘Cadceed’ ama ‘tagto’. Waxa kale oo kuu bannaan erayada kale ee muhimka ah;…

Subscribe to Category Page