Qoraa iyo tifaftire muddo ka badan toban sano ka shaqaynaysay cilmi-baadhista tacliinta sare iyo dhaqanka guud ee bulshada. Waxay shaqadeeda diiradda ku saartaa su’aalaha la xidhiidha tirtirka gumeysiga, isirka, jinsiga, iyo rabshadaha, iyadoo si gaar ah u eegaysa wax-soo-saarka suugaaneed iyo dhaqan ee waddamada Koonfurta Caalamka, iyo hababka uu u faafo uguna dhex socdo dunida.
Haddii da’du ku simi lahayd, dhakhtarkii cilmi-nafsiga iyo mufakirkii kacaanyahanka ahaa, Frantz Fanon, waxa uu sannadkan baarka ka jari lahaa boqol sanno, se xanuunka kansarka dhiigga oo ku soo kadiyey, ayaa ku dilay 36 jir. Kolkaa, wiilkiisa Olivier Fanon, waxa uu carruurnimadiisii ku dhammaystay…