Bandhigyada dhaqanku mararka qaar si gaar ah ayay u dhalaalaan haddii lagu qabto meel ka baxsan buuqa caasimadaha waaweyn. Taas ayaa si weyn uga muuqatay wareeggii 15aad ee Bandhigga Filinnada Afrika ee ‘Luxor’, oo toddobaadkii ugu horreeyey ee Abriil ka dhacay magaalada taariikhiga ah ee Luxor —…

Ka dib markii ay soo baxeen falal isdabamarin lacageed ah oo ay ku kaceen tiro yar oo ka mid ah Soomaalida Maraykanka, maamulka Trump iyo dad taageersan dhaqdhaqaaqa MAGA waxa ay bilaabeen in ay si shaacsane ah weerarro afka ah ugu qaadaan bulshada Soomaalida ah. Geesku, waxa uu Axmed Yuusuf ka…

Waxa ismaandhaaf xooggani ka dhex jiraa kooxaha cadaadiska iyo galaangalka ee Washington, iyagoo isku haya codsiyada iska soo horjeeda ee Federaalka Soomaaliya iyo gooni isu-taagga Somaliland. Xukuumadda Xasan Sheekh Maxamuud waxa ay dhaliilo kulul kala kulmaysaa xubno ka tirsan Jamhuuriga…

Sannado kooban gudahood, ku dhawaad 17 kun oo dumar reer Burundi ah ayaa si rasmi ah ugu dhoofay caasimadda Sacuudiga ee Riyaad, iyagoo raadinaya nolol ta waddankooda dhaanta. Walow labada dal ee Burundi iyo Sacuudigu kala saxeexdeen heshiis dhigaya hagaajinta duruufta shaqo ee dumarkaas, haddana…